Nov 24, 2016Ciqaabta Eebbe & dunuubta dadka!Masiibo kasta ciqaab laguma sheegi karo; qormadu waxay ku baaqaysaa in abaarta iyo shilalka lagu fahmo aqoon, sabab iyo xeerarka dabeecadda.MMaxamed Cabdilaahi