Jan 17, 2019Mu'min iyo mulxidMu’minka iyo mulxidku labaduba waxay la nool yihiin rumayn iyo shaki; iimaankuna waa hilow ruuxeed, ee ma aha dood caqli lagu khasbo.CCabdi Siciid