May 8, 2017Aragtida kama sinnaan karno Arligana kuma kala sarreyn karnoAragti isku mid ah yeelan mayno, balse arliga waa wada leenahay; horumar wuxuu ka bilaabmaa in la is aqbalo, loollankana aan muquunin laga dhigin.MMaxamed Cabdilaahi