Jan 25, 2024Safarkii Dheeraa Ee 'Labo Isma Saarin Xusuus Reeb'Xalay waxaa i soo gaaray buugga ‘Labo Isma Saarin: Xusuus Reeb’ ee uu qoray saaxiibkay Mudane Xuseen Khaliif Xaaji Jaamac, isaga qudhiisuna -mahadi ha ka gaartee- uu iiga soo hadiyeeyey magaalada Lusaka ee caasimadda dalka Saambiya.CCabdi Siciid