Oct 9, 2017Ummu Kaltuum iyo wadaaddada Carabta.. dood aan dhammaad lahayn!Heesaha Ummu Kaltuum waxay daaha ka qaadeen jacayl iyo nacayb wada socda: wadaaddo qaar fanka xarrima, haddana si qarsoon ugu khushuuca codkeeda.CCabdi Siciid