Apr 8, 2020Koronafayras iyo akhlaaqda aadanaha"Suurogal ma aha in uu daacuun yahay, qof kastaa waa ogyahay in Galbeedka laga dabar gooyey. Haa, cid walbaa taa waa ogtahay, marka laga reebo kuwa u dhintay."CCabdi Siciid