Oct 14, 2025Qaata Maalka iyo Manaasibta, Laakiin Dalka Noo DaayaMaal iyo mansab siyaasiyiintu ha qaataan haddii ay ku waasheen, balse dalka, dhulka iyo rajada muwaadiniinta yaan loo gacan gelin shisheeye iyo aragtiyo burbur horseeda.CCabdi Siciid