May 19, 2017
Waan Baahanahay Bakhtiga Looma Cuno!
Tan iyo dhamaadkii dagaalkii qaboobaa (the cold war) ee u dhexeeyay reer Bariga iyo reer Galbeedka ama Xulufada Nato iyo Xulufada Warso oo ey kala hogaaminayeen quwadaha Mareykanka iyo Ruushku, waxaa Afrika ku soo badanayay soo rogaal celinta boobka khayraadka qaaradda duxan ee bikrada ah. Waxaa waa
