Jan 11, 2016
Yaa sumeeyey hilibka culumada?
Sheekaa waxay tiraahdaa: Nin faras la haadaya oo u muuqda in uu tiigsanayo meel uu dano muhiim ah ka leeyahay oo uu ka daahay, baa wuxuu soo ag maray nin waddada qarkeeda taagan. Ninkii baa markaas cod dheer wuxuu ku weydiiyey: halkee baad ku degdegaysaa? Ninkii faraska la haadayeyna isaga oo weli f
