Feb 4, 2024
Deyn Maamulka iyo Dakhli Abuurka Dunida La Sabooliyey
Dhaqaalaha qofka, qoyska iyo qaranku badiba isku qaab bay u shaqeeyaan. Kulligoodna waxaa looga baahan yahay in ay isu dheelitiraan dakhliga soo gala iyo kharashka ka baxa, ama ugu yaraan in waxa soo galaa ay ka bataan waxa ka baxa. Maxaa yeelay, in waxa kaa baxaa ay ka bataan dakhliga ku soo gala m
