Nov 19, 2016
Ma Dhabbaa In Carabtu Gabdhaha Nolol Ku Aasi Jireen?
Nebiga (scw) waxaa laga wariyaa in uu yiri: “ Dad ma jireen haddii Eebbe dadka u yeeli lahaa sida ay dadka la doonayaan/ لو أطاع الله الناس في الناس لم يكن ناس “. Waayo? Taariikhda aadanaha inta sida wanaagsan loo hubo waxaa laga ogaaday in dadku wiilasha ka jeclaayeen gabdhaha, haddii Alle dadka oo
