Aug 7, 2019Kolka maanku seexdo baa dugaaggu mirtaa"Seexashada Caqligu Dugaag bay Abuurtaa /The Sleep of Reason Produces Monesters", waa magac fannaan Isbaanish ahaa oo la oran jirey 'Francisco Jose de Goya (1746-1828)' uu u bixiyey sawir uu sameeyey sannadkii 1799.CCabdisaciid Cabdi Ismaaciil