Nov 12, 2017
Intaan Fidno Dhicin
Markii toddobaadkii hore dhaxal sugaha Sacuudigu uu sheegay in Sacuudigu la dagaallamayo xagjirnimada, kuna laabanayo islaamkii dhexdhexaadka ahaa ee ay haysteen wixii ka horreeyey 1979, bulshada Sacuudiga waxaa ka dhex aloosmatay dood qodobkaas ku saabsan oo badankeeda baraha bulshada la isku weyda
