Aug 15, 2017
Hindiya iyo saddexda dalqadood
Labadii toddobaad ee u danbeeyey waxaan joogey dalka Hindiya, intii aan ku sugnaana waxaa I soo jiitey dood culus oo saxaafadda dalkaani ay si xawli ah u tebinayso oo ku saabsan mawduuca loogu yeeray saddexda dalqadood (= Triple Talaq). Halkaan saddexda dalqadood waxaa laga wadaa falka ragga Muslimk
