Oct 15, 2016Caafimaadka habrahaShiikh Maxamed al-Gasaali (AUN) oo la yaabay duullaanka jinku ku hayo Muslimiinta ayaa waxaa laga hayaa in uu yiri: “Cafaariiddu (=jinku) ma waxay ku takhasuseen gelidda muslimiinta oo keliya? Maxaa loo waayey Jarmal iyo Jabbaan ka cabanaya jinni jirkooda degay.”CCabdisaciid Cabdi Ismaaciil