Jun 4, 2024Sheekh Xuseen iyo Maykal TodaaroMaanta waxaan ogaaday geeri sannad ka hor ku timid -Allaha u naxariistee- Sheekh Xuseen Khalaf Jabuuri oo ahaa nin u dhashay dalka Ciraaq, muddo soddon sano ka badanna macallin ka ahaa kulliyadda shareecada ee jaamacadda Ummu Qura ee dalka Sacuudiga.CCabdi Siciid