Feb 3, 2017Su’aashii iyo safarkii nafsadda!Sakariye saaxiib shalay waxaad asxaabtaada Facebook weydiisay su’aal qoto dheer oo ku saabsan nuxur ahaan qofka wuxuu yahay ama ka samaysan yahay. Su’aashaada waxay ahayd sidan: qofku muxuu yahay, ma jirbaa mise waa ruux?CCabdullaahi M. Cawseey