Feb 24, 2020Kabiir Abwaan Diimuhu ku Dirireen"Waxaan gubey gurigaygii, ilayskii ka baxayna waa kan aan tooshka ka dhigtay oo aan ifsanayo. Haddana waxaan gubaygaa guriga cid kasta oo doonaysa in ay i raacdo. Haddaad doonayso in aad i raacdo, soo gub gurigaaga oo nagu soo biir." KabiirCCabdi Siciid