Sep 28, 2014
Ruuxii Buug Gubaa, Dadna Waa Gubaa!
Sida ay ka warhayso bulshada Soomaaliyeed badankeedu, galabnimadii Jamcada ee taariikhdu ahayd 19kii Sibteembar 2014 wadaadka Soomaaliga ah ee lagu magacaabo Maxamed Cabdi Umal, wuxuu xertiisa ku guubaabiyey in ay gubaan buug yar oo cinwaankiisu yahay: “Xadka Riddada: Maxaa ka Run ah?“, isagoo buugg
