May 29, 2017
Khawaarij ayaa la inagu qasay: Daacish, Shabaab, Alqaacida... ma khawaarij baa?!
Khawaarijtu waa kooxdii ugu horreysay ee soo baxda; asalkoodu waxa uu ku qotomaa dagaalladii dhex maray saxaabada iyaga oo ka jabay garabkii Cali markii uu heshiiska ka ogolaaday garabkii Mucaawiye iyaga oo ku eedeeyay in uu la heshiiyay dulmigii ay ahayd in la rido iyo in uu ka tanaasulay amiirnima
