Mar 10, 2009
Afka Jannada Ma Lagu Doorsan Karaa Soomaali?
Madaxweynaha maamul goboleedka Buntilaan mudane C/Ramxaan Maxamed Maxamuud "Faroole", wuxuu wadaaddada ka khudbeeya masaajidda ku yaal deegaannada maamul-goboleedka kula taliyey inay khudbada salaadda jamcada ku jeediyaan afsoomaali (VOA, Qaybta Soomaaliga 20/02/2009). Run ahaantiina, mowqifka mudan
