May 22, 2017
Wahaabiyada, Riyaalka Sucuudiga iyo Siyaasadda Maraykanka
Dalalka Maraykanka iyo Sucuudigu waxay hadda ka hor ku heshiiyeen in ay Muslimiintu la diriraan Midowgi Soofiyeeti, sidaana Reer Galbeedku uga nastaan cabsidii joogtada aheyd oo ay kala kulmi jireen ciidamadii casaa. Si taa u suurta gasho, waxaa la isla gartay in dhulalka Muslimka, gaar ahaan kuwood
