Jul 15, 2026Xaasha’e dastuur ma ahaQuraanku waa hanuun iyo iimaan, dastuurkuna waa heshiis bulsho; marka diinta la siyaasadeeyo, muwaadinnimo iyo caddaalad baa dhaawacma.CCabdi Siciid
May 14, 2026Xalku Waa Calmaaniyadda Iimaanka LehCalmaaniyadda iimaanka lihi diin ma colaadinayso; waxay dhisaysaa dowlad muwaadiniintu u siman yihiin, diintuna aanay noqon hub siyaasadeed.CCabdi Siciid