Mar 28, 2017Nacayb Diin Ma Aha!Sawirka hoose waxaa ka muuqda gabar xijaaban oo muslimad ah oo socod ku dhaafeysa qof uu dhaawacay ninkii gaariga dadka ku marsiiyey buundada Wesminister iyo dhawr qof oo la joogey oo caawinayey inta ay uga imaanayaan kalkaaliyayaal caafimaad.MMaxamed Aadan Ciiraale