Apr 22, 2020Maxaa ku dhacay faraskii?Faraskii la garaacay wuxuu noqday muraayad laga arko naxariista, waallida, nolosha iyo su’aasha ah: haddii dunidu dumayso, yaa eedda leh?CCabdi Siciid