Oct 14, 2025Qaata Maalka iyo Manaasibta, Laakiin Dalka Noo DaayaMaal iyo mansab siyaasiyiintu ha qaataan haddii ay ku waasheen, balse dalka, dhulka iyo rajada muwaadiniinta yaan loo gacan gelin shisheeye iyo aragtiyo burbur horseeda.CCabdi Siciid
Jul 17, 2024Qabiil iyo Qabyaalad Qori iyo QaaciisQabiilku marka uu qaranka ka xoog bato, dowladnimadu way shiiqdaa; qabyaaladduna bulshada waxay u beddeshaa qab-qable iyo colaad joogto ah.CCabdi Siciid