Sep 10, 2017
Magaaladaydii Baan Nacay!
Meeshaan Gaalkacyo ah, qof damiir leh oo og in lagu jiro qarnigii 21-aad kuma noolaan karo, qof og aduunku meeshuu marayo iyo horumarka ay gaareen dadyowga caalamku kuma noolaan karo. Magaalo sanad walba dagaal u diyaara, magaalo labo maamul-goboleed mar ay isku dagaalaan iyo mar labo qabiil oo biya
