Oct 30, 2017
Rajmigu Xad Alle Iyo Xad Aadami Waa Kee
Iyaga iyo ku Allahoode, waxay wariyeen in waa waayaha ka mid ah uu xanuunsaday nin boqor ahaa, dhakhaatiirtiina ay ka quusteen in ay gartaan cudurka boqorka haya, daawo kasta oo lagula tacaalayna ay wax tari wayday. Muddo ka dib, ayaa nin lagu tuhmay in uu caafimaadka wax ka yaqaani wuxuu boqorka u
