Jul 31, 2019Noloshu waa xaj, xajkuna waa nolol!Xajku waa safar ruuxeed oo qofku naftiisa ku beddelo; meesha la tagayo waxa ka muhiimsan waxa qalbigu ka raadinayo oo ah macne, cafis iyo dhalasho cusub.CCabdi Siciid