Jul 14, 2026
Ustaad Maxamuud Maxamed Taha: Salaadda, Xorriyadda iyo Deldelkii Ustaadka
Ustaad Maxamuud si weyn buu u rumaysnaa salaadda iyo waxtarkeeda, laakiin wuxuu qabay in qaabka loo tukadaa uusan muhiim ahayn balse waxa muhiimadda lihi uu yahay nuxurka salaadda. Sidaa darteed, taageerayaashiisa iyo guud ahaan dadka oo dhan wuxuu ku waanin jirey in ay bartaan sida ay u tukanayaan,
