Apr 21, 2021Shimbiri Hal Baal Kuma HaaddoBulsho haweenkeeda guryaha ku xirtaa hore uma socon karto; horumar dhab ahi wuxuu yimaadaa marka rag iyo dumarba xorriyad, aqoon iyo kaalin helaan.CCabdi Siciid