Apr 25, 2020Soonqaadka iyo KoroonahaHor iyo horraan, akhristayaasha sharafta leh iyo guud ahaan Muslimiintu meel walba oo ay dunida ka joogaan waxaan ugu hanbalyaynayaa bilashada bisha Soonqaad ee sheydaanka la qabbiro -inkasta oo sannadkaan dadka oo idil guryaha lagu qabbiray.CCabdi Siciid