Hordhac
Eebbe SWT goortuu dunidan abuuray wuxuu u dhigay xeerar ay qasab tahay inay raacaan dad iyo duunyo iyo dhamaan abuurka oo dhan; qaarka garaadka leh iyo kuwaan lahaynba. Xeerarkaas waxaa kamid ah, xeerka nolosha, xeerka geerida, xeerka guusha iyo xeerka fashilka, xeerka irsaaqda iwm. Diintaad doonto
