Casrigii Tuulooyinka
Taariikhyahannada ku takhasusay taariikhda aadanuhu waxay taariikhda aadanaha u qaybiyaan labo casri ama labo xilli. Labadaas casri oo ay u kala bixiyeen; b) casrigii tuulooyinka iyo t) casrigii magaalooyinka. Tuuladu waa meel ay hal raas deggen yihiin, raaskaasi hadduu doono ha noqdo mid dhiig ama
