May 11, 2020Aadanaha iyo ubaxaKimis jirka bay quudisaa, ubaxuna ruuxda ayuu dhadhan u yeelaa; noloshu qurux, caraf iyo macne bay u baahan tahay si ay u dhammaystiranto.CCabdi Siciid