Jul 22, 2017Xadiiska firqada badbaadaysa .. Culumooy jannadu ma ciriiri baa?Jannada cid gaar ahi ma xayiri karto; diinta raxmadda ahi ma noqon karto hub kooxo isku gaalaysiiyaan, ee waa in ay dadka isu furto.CCabdi Siciid