Oct 5, 2016
Xijaabku caado iyo cibaado waa kee?
Xijaabku wuxuu ka mid yahay mawduucyada doodaha badani ay ka taagan yihiin. Waayo Muslimiin badan ayaa waxay u haystaan in xijaabku yahay waajib diintu ay amartay, halka ummadaha dibeddu ay u arkaan in uu yahay astaan liddi ku ah isdhexgalka bulshada. Xasaasiyadda mawduucu leeyahayna waxaa dunida oo
