Apr 15, 2021
Indooniisida iyo Carabta Gacanka
Boqol sano ka hor, ummadaha muslimka ah xagga dhaqaalaha waxaa ugu ladnaa Indooniisida. Bangigii ugu horreeyey ee dalka Sacuudiga laga furay, waxaa dabshidkii 1926 laga furay magaalada Jidda, wuxuuna ahaa laan ka tirsan hey'ad maaliyadeed oo lagu magacaabi jirey 'Jamciyadda Ganacsiga Nederlaan /The
