Sep 5, 2017Dhaqankeedu Waa u Nacab SoomaaliWeerahaas waxaa laga soo amaahda y qormo la yiraahdo ‘ Ubad badan uma baahnin ,’ oo uu leeyahay Axmed Ismaaciil Maxamuud (Axmed-Deeq) laguna baahiyey www.weedhsan.com , www.dhaqanbile.com 2013, dooddiisuna socotay dhowr dabshid.CCali Maxamed Cabdigiir (Caliganay)
Apr 20, 2016AqoontaQormadan hoos ku taal waa turjumidda “Of Studies“ oouu qoray Faraansis Baykan (Francis Bacon) oo ahaa faylasuuf iyo qoraa noolaa intii u dhaxaysay 1561 – 1626. Waa qormo ku cukan aragtiyo qoto-dheer oo ku saabsan aqoonta, raadcadeeda, iyo faa’iidooyinkeeda.MMukhtaar Xasan Maydhane