#bulsho
Bulsho
Indooniisida iyo Carabta Gacanka
Boqol sano ka hor, ummadaha muslimka ah xagga dhaqaalaha waxaa ugu ladnaa Indooniisida. Bangigii ugu horreeyey ee dalka Sacuudiga laga furay, waxaa dabshidkii 1926 laga furay magaalada Jidda, wuxuuna ahaa laan ka tirsan hey'ad maaliyadeed oo lagu magacaabi jirey 'Jamciyadda Ganacsiga Nederlaan /The
Tallaal ma isu noqonnaa?
Sida khubaro iyo saynisyahanno badani ay sheegeen, in feyraska Koroonaha tallaal loo helaa waxay qaadanaysaa waqti dheer oo sannad ka badan. Maxaa yeelay, hubinta heerka isku hallaynta tallaalku waxay u baahan tahay in la helo kasho ku filan in tallaalka sheybaarka lagu tijaabiyo, dabadeedna lagu ti
Caafimaadka Maskaxda iyo Caqliga Madaxda!
Mid ka mid ah madaxda umadda Soomaaliyeed ayaa maanta jeediyay khudbad lagu xusay taarikhihii iyo dhibaatooyinkii xannuunka lahaa ee ka dhex dhacay bulshada Soomaaliyeed. Masuulkaas madaxda ah wuxuu khudbad u jeedinayay dumar Soomaaliyeed oo u dabaal dagayay maalinta caalamiga ah ee haweenka Adduunk
Dumarku danahooda ha garteen!
Sannad walba maanta oo kale siddeedda bisha Maaris dunida oo dhan waxaa laga xusaa maalinta haweenka adduunka. Waa maalin la is xasuusiyo xaaladda dumarka adduunka- dal, gobol, qaarad iyo dunida oo dhan- oo la falaanqeeyo horumarka haweenku sameeyeen iyo caqabadaha weli hortaagan. Qof ahaan waxay il
Casriyadii Kala Duwanaa ee Aadanaha
Tan iyo waagii Nebiyullaahi Aadan arlada la keenay, oo aadanuhu tarmeen, Eebbe wuxuu aadanaha u soo diriyay ergooyin xanbaarsan fariimaha Eebbe – kuwaas oo taabanayay hadba xaaladda uu aadanuhu ku jiray. Tusaale, nebi Nuux (CS) waxaa loo soo diray qawmkiisa inuu gaarsiiyo fariinta ilaahey ee ah in a
Fiqiga iyo Dhaqanka
Fiqigu waa laan ka mid ah aqoonta diinta islaamka oo ku xidhiidha ku dhaqanka diinta ; waa fahanka qof nusuusta yaqaanaa ugu fasiro habka ugu habboon ama mudan ee loogu dhaqmi karo ! halka ay sartu ka qudhuntaa hadaba waa weedha ah ”habboonida” oo ah dareen nafsadeed oo fiqiyahanku ka dhaxlo deegaan
Wax iswaydiini ma xumee wax is waydaaris baa daran!
Had iyo jeer waxaan maqalnaa dad ka hadlaya liibaanta iyo khayrkadadka kale iyo sidii lagu gaari lahaa wanaagga. Dadkaas qaar badan oo ka mid ah waa la’ aamminay, waxay sheegaanna run ayaa dad badan u qaataan. Waxyaabaha ay ka hadlaan oo ay dadka kale ka gadaan waxaa ka mid ah arrimaha MAQANTA (Geyb
Bandhigga Diinta Iyo Duruufaha Bulshada
Badanaa diinta iyo duruufaha bulsho walba u gaarka ah siyaabo kala duwan ayay isku saameeyaan. Tusaale ahaan, qaabka diinta loogu soo bandhigo bulshada ama loo baro dadka waxaa inta badan dabada ka riixa xaaladaha dhaqan dhaqaale ee ka jira deegaanka lagu noolyahay. Isa saameynta diinta iyo duruufah
