#dhaqan
Dhaqan
Salaadda iyo seetaynta bisadaha
Sida la sheegay, wadaad Jabbaan ahaa baa waa macbad ka tujin jirey, ardayna wax ku bari jirey. Wadaadku wuxuu lahaa bisad uu jeclaa, laakiin bisaddu khushuucda salaadda bay ka dhabqin jirtey. Sidaa awgeed, wuxuu amray in xilliga salaadda bisadda la xiro. Markii wadaadkii geeriyoodey waxaa kaalinkiis
Asalka sheekada gabarey-maanyada
Sheeko-xariirta gabarey-maanyada -ama gabadha baddu- waa sheeko ummadaha adduunka badankoodu ay wadaagaan. Waana sheeko kumanyaal sano soo jirtay. Laakiin waxaan si dhab ah loo ogayn meeshii iyo sansaankii ay markii hore ku bilaabatay. Waxaase loo badaniyaa in ay arrimo dhawr ah midkood ka dhalatay,
8 Maaris ka dabo gee
Hadii lagu yidhaahdo dumarka waxa liidday diinta islaamka oo waxa u daliil ah xadiis hebel ama aayad heblaayo waxa aad ogaataa in diin kasta iyo xadaarad kasta iyo dhaqan walba ay ka buuxaan odhaahyo ah hal-ku-dhag , murti ama maahmaah oo liidaya haweenka oo ay ka siman yihiin basharka oo dhammi ! w
Fiqiga iyo Dhaqanka
Fiqigu waa laan ka mid ah aqoonta diinta islaamka oo ku xidhiidha ku dhaqanka diinta ; waa fahanka qof nusuusta yaqaanaa ugu fasiro habka ugu habboon ama mudan ee loogu dhaqmi karo ! halka ay sartu ka qudhuntaa hadaba waa weedha ah ”habboonida” oo ah dareen nafsadeed oo fiqiyahanku ka dhaxlo deegaan
Maansadii hore iyo midda cusub
Dadka filka weyn ee Soomaaliyeed waxa ay jecel yihiin in ay faca ka danbeeya u sheegaan in ay dadkii hore dhan kasta kaga fiicnaayeen facyaasha danbe. Waxa ay sheegtaan in ay dadkii hore hawlkarro ahaayeen, aftahamiin ahaayeen, indheegaradyo caqli badan ahaayeen, murti badnaayeen, oo ay xoog badnaay
Xijaabku caado iyo cibaado waa kee?
Xijaabku wuxuu ka mid yahay mawduucyada doodaha badani ay ka taagan yihiin. Waayo Muslimiin badan ayaa waxay u haystaan in xijaabku yahay waajib diintu ay amartay, halka ummadaha dibeddu ay u arkaan in uu yahay astaan liddi ku ah isdhexgalka bulshada. Xasaasiyadda mawduucu leeyahayna waxaa dunida oo
Afka Jannada Ma Lagu Doorsan Karaa Soomaali?
Madaxweynaha maamul goboleedka Buntilaan mudane C/Ramxaan Maxamed Maxamuud "Faroole", wuxuu wadaaddada ka khudbeeya masaajidda ku yaal deegaannada maamul-goboleedka kula taliyey inay khudbada salaadda jamcada ku jeediyaan afsoomaali (VOA, Qaybta Soomaaliga 20/02/2009). Run ahaantiina, mowqifka mudan
