#faransiis
Faransiis
Jul 13, 2019
Jannada Haweenka iyo Gaalada
Waaxdii hore ee qarnigii 18-aad, khilaafadii Cusmaanidu dhan waxay dagaal kula jirtey qaar ka mid ah dalalka Yurub, dhanka kalena waxay dareentay in waddamada Yurub kuwa ugu itaalka rooni ay safaarado ku leeyihiin Istaanbuul, laakiin iyadu aysan safaarado joogto ah ku lahayn Yurub.
