#fiqi
Fiqi
Hindiya iyo saddexda dalqadood
Labadii toddobaad ee u danbeeyey waxaan joogey dalka Hindiya, intii aan ku sugnaana waxaa I soo jiitey dood culus oo saxaafadda dalkaani ay si xawli ah u tebinayso oo ku saabsan mawduuca loogu yeeray saddexda dalqadood (= Triple Talaq). Halkaan saddexda dalqadood waxaa laga wadaa falka ragga Muslimk
Maxaa u dhexeeya culimada xorta ah iyo kuwa madaahibta?
Maadaama diinta loo barto qaab mad-hab ah waqtigan hadda la joogo waxaa soo baxay arrimo badan sida dagaallo badan, ciqaabo aan dadka u cadayn sida ay ku yimaadeen sida; dadka dhagaxa lagu dilo, xuquuqda dumarka oo aad moodid inay inteedii badnayd culimada ka hoos baxday sida inaan gabadhu nin meher
Ma waajib baa in gabdhuhu madaxa qariyaan?
Inta aanan wax ka ogaan baabka loo yaqaan xuquuqda waxaan u malayn jirey inaan gabdhaha wax xuquuq ahi ka maqnayn, maxaa yeelay waxaan ku kadsoomi jirey hadallo in badan dhegahayga ku dhici jirey sida islaamku wuu karaameeyey gabdhaha, sidaa darteed haddaan maqlo dad ka hadlaya xuquuqda gabdhaha wax
Wadaaddada Iyo Diinta: Jinkii Bariiska Xabadda Ku Darsaday!
Oraahda “jinkii bariiska xabadda ku darsaday”, waa oraah Soomaaliyeed oo caanbaxday, oo la wada yaqaan, loona adeegsado marka la arko qof mashruuc ama hawl dad lahaayeen oo dhameystiran intuu gadaal kasoo gaarey ku darsaday wax yar, kadibna isa siiya ama isu arka mulkiilaha mashruuca oo dhan, iskuna
