#naxariis
Naxariis
Haaneedinta diinta
Haaneedku waa qaabka la isu taago marka hasha la lisayo iyo dhanka la iska taago. Waa in wiilka hasha lisayaa uu ku istaago hal lug, lugta kale lowgeedna uu saarto gaawaha ama toobkaha uu hasha ku maalayo. Geeljiruhu waxay qabaan in hannaankaasi uu yahay qaabka ugu habboon ee ay tahay in la isu taag
Wax iswaydiini ma xumee wax is waydaaris baa daran!
Had iyo jeer waxaan maqalnaa dad ka hadlaya liibaanta iyo khayrkadadka kale iyo sidii lagu gaari lahaa wanaagga. Dadkaas qaar badan oo ka mid ah waa la’ aamminay, waxay sheegaanna run ayaa dad badan u qaataan. Waxyaabaha ay ka hadlaan oo ay dadka kale ka gadaan waxaa ka mid ah arrimaha MAQANTA (Geyb
Unuunkii Daqaqamay!
Coobbo karsan, gaaddo caro la higaagan iyo indho gadaashoodu maran tahay ayay saddexduba ka sinnaayeen. Gararka waxa sida sayaxa uga saarsaarnaa abur yaryar ah, qawlallada xumbo ayey ku lahaayeen, noloshana col bey la ahaayeen. ‘cadowga Ilaahay gawrac!’ ayuu midi ku yiri mid kale.
