#qabyaalad
Qabyaalad
Jimcaale iyo Jaamacaddii Beeshooda
Waxa halkaa ka kacaya waa siigo, waxa kicinayana waa gaari xawaare xawliya ku xiimaya. Gaarigaan waxa uu ka dhex shaqeeyaa magaaladaan uu soo galayo hadda iyo tuulooyin ka ku hareeraysan. Caanaha, xoolaha la gadayo iyo dad ka ayuu kasoo qaadaa tuulooyin ka. Toddobaad kii mar buu yimaadaa, maya, hadd
Magaaladaydii Baan Nacay!
Meeshaan Gaalkacyo ah, qof damiir leh oo og in lagu jiro qarnigii 21-aad kuma noolaan karo, qof og aduunku meeshuu marayo iyo horumarka ay gaareen dadyowga caalamku kuma noolaan karo. Magaalo sanad walba dagaal u diyaara, magaalo labo maamul-goboleed mar ay isku dagaalaan iyo mar labo qabiil oo biya
Musharraxii Soo Shaqa tagay iyo waayihiisii nololeed
Sugulle waxa uu dhasahay nuskii danbe ee qarnigii 20aad. Waxa uuna ku dhashay Rays-dheer. Rays-dheer waa tuulo aad u yar oo reerahoodu degijireen, walow ay aad u yarayd haddana waxa ay ahayd mid aad u camiran markii la barbardhigo tuulooyinkii iyada ku hareeraysnaa. Waxa ay lahayd dugsi quraan. Isku
Quusta qabyaaladda
Qofka Soomaalida ugu qabyaalad badani waxa uu jeclaan lahaa in uu arko soomaalida oo dhammaantood hal dowlad ah oo nabadaysan. marka laga reebo qayb ka mid ah qabiilka Soomaalilaan la baxay oo jeclaan lahaa xudduuddii Ingiriiska oo Soomaalida kale ka madaxbannaan in ay helaan. Aragtida qaybtaas reer
