Mar 23, 2018Dooddii labada qoraaSida la wada ogsoon yahay, dhowrka beri ee hore baa xigaalada iyo saaxiibbadu isaga hambalyeeyaan dabshidka cusub. Haddii la haleelo, aalaaba waxaa lagu ducaystaa “ Eebbow ka tegey haraatidiisa iyo ka yimid hardidiisa ” gees naga mari.CCali Maxamed Cabdigiir (Caliganay)
Apr 20, 2016AqoontaQormadan hoos ku taal waa turjumidda “Of Studies“ oouu qoray Faraansis Baykan (Francis Bacon) oo ahaa faylasuuf iyo qoraa noolaa intii u dhaxaysay 1561 – 1626. Waa qormo ku cukan aragtiyo qoto-dheer oo ku saabsan aqoonta, raadcadeeda, iyo faa’iidooyinkeeda.MMukhtaar Xasan Maydhane