#salafiya
Salafiya
Madiiddo Diimeedka Sucuudiga!
Sida baraha bulshada lagu faafiyey, sawirka hoos ka muuqdaana uu muujinayo, waxaa jira dadaallo ay wado dawladda Sucuudiga oo ay ku doonayso hirgelinta mashaariic waxbarasho oo Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya laga hirgeliyo. Yeelkadeede, su’aashu waxay tahay: Sucuudigu ma doonayaa in uu dalka ka
Maxaa u dhexeeya firqooyinka isku khilaafay sifaadka Alle?
Bilawgii qarnigii 2aad ee taariikhda hijriyada waxaa soo if baxay khilaaf u dhexeeya culimada islaamka oo ku saabsan sida loo fasirayo sifaadka Alle, waxayna markii ugu horraysey u kala baxeen ugu yaraan 4 qolo oo kala raacsanaa Abu Xaniifa oo ahaa immaamkii 2aad ee madaahibta fiqiga ah ee afarta ah
Khawaarij ayaa la inagu qasay: Daacish, Shabaab, Alqaacida... ma khawaarij baa?!
Khawaarijtu waa kooxdii ugu horreysay ee soo baxda; asalkoodu waxa uu ku qotomaa dagaalladii dhex maray saxaabada iyaga oo ka jabay garabkii Cali markii uu heshiiska ka ogolaaday garabkii Mucaawiye iyaga oo ku eedeeyay in uu la heshiiyay dulmigii ay ahayd in la rido iyo in uu ka tanaasulay amiirnima
