#sinnaan
Sinnaan
Deriskunool faallo filin
Bulsho-baarihii Zygmunt Bauman (1925-2017), dadka saboolka ah ee dunida ku nool wuxuu ku tilmaamay in ay yihiin "Qashinka dunida casriga ah". Tilmaantaasi ma ah mid uu ku maagayo saboolka, balse -sida ay la tahay- xaaladda saboolku ay ku sugan yihiin iyo sawirka kuwa ladani ay ka bixiyaan baa sidaas
Wadaad Iyo Dumar
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed, haddiiba loo dhan yahay oo aysan sheegashooyinkii waayadaan caadiga noqday ahayn, waxaan ka marag ahay – markii aan dhegeystey bayaankoodii – in aysan waxba ku biirin karin bulsho casriga hadda ah nool. Waxay ka soo horjeesteen tirada gaarka ah oo loo qoondeeyey dumar
Caadadu cillad ma aha
Qaar badan oo ka mid ah wadaaddadu waxay ku andacoodaan in diinta Islaamku aysan haweenka u oggolayn in ay qabtaan xilalka sare ee qaranka. Arrinkaasna waxay u daliishadaan oraah ay xadiis ku sheegaan, oo sheegaysa in nebigu (scw) yiri: “Ma liibaanaan qolo arrinkooda u dhiibtey haweeney/ ال يفلح قوم
