Dumarku danahooda ha garteen!
Sannad walba maanta oo kale siddeedda bisha Maaris dunida oo dhan waxaa laga xusaa maalinta haweenka adduunka. Waa maalin la is xasuusiyo xaaladda dumarka adduunka- dal, gobol, qaarad iyo dunida oo dhan- oo la falaanqeeyo horumarka haweenku sameeyeen iyo caqabadaha weli hortaagan. Qof ahaan waxay il
