#xadiis
Xadiis
Farqiga u dhexeeya quraanka iyo xadiiska
Si aan u ogaanno farqiga u dhexeeya quraanka iyo xadiiska waa inaan fahanno ilaha cilmiga (مصادر المعرفة). Il waa meeshii wax laga qaato sida isha biyaha, sidoo kale ilaha cilmigu waa meelaha wax laga ogaado, maadaama aan dadku ogayn waxa loo yaqaan cilmi-qaybkana wuxu dadku ogaan karaa wixi uu ku o
Maxaa miisaan u ah xugunka sinada?
Dadku sinada waxay u yaqaaniin inay isu tagaan laba qof oo aan la isku meherin, taasoo ka dhigan in loo maleeyey in sinadu tahay wax ku saabsan galmada oo keiya, waxaa kale oo sii dheer in loo haysto in sinadu tahay denbi ilaahay laga galay oo aan la cafin karin, labadaa qodobna waxay keeneen in xug
Alle iyo Abii Hureyra: (Qaybtii 1-aad)
Nuxurka qormadaani ma aha in Abii Hureyra (RC) lagu dheerarinayo Alle, sidoo kalena ma aha in la simayo khaaliqa iyo makhluuqa, ee danta iyo hadafka laga leeyahay waxuu yahay in aan wax un ka iftiiminno sida qalloocan ee la iskugu walaaqay wax ay ahayd in la kala saaro, iyo asalka axaadiista faraha
Caadadu cillad ma aha
Qaar badan oo ka mid ah wadaaddadu waxay ku andacoodaan in diinta Islaamku aysan haweenka u oggolayn in ay qabtaan xilalka sare ee qaranka. Arrinkaasna waxay u daliishadaan oraah ay xadiis ku sheegaan, oo sheegaysa in nebigu (scw) yiri: “Ma liibaanaan qolo arrinkooda u dhiibtey haweeney/ ال يفلح قوم
